Hey’adda Dambi Baarista Mareykanka ee FBIda ayaa qamiistii shalay ku dartay liiskeeda dadka argagixisanimada ay u doon dooneyso, Muwaadin Somalia Mareykan ah, kaasoo ay hay’addu ku sheegtay inuu aqoon u leeyahay dhismooyinka dowladda, garoomada dayuuradaha ee  Washington